SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Komishanka Cusub Ee Somaliland Oo maanta Doortay Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku xigeen.

    Posted by Sawnews.tk on November 2, 2009

    Hargaysa(Sawnews)Komishanka cusub ee doorashooyinka  Somaliland ayaa maanta shir ay ku yeesheen xarunta komishanka ee Magaaladda Hargeisa waxay ku doorteen Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen. Waxaa gudoomiye Loo doortay inuu noqdo Eng Ciise Yusuf H. Maxamed( Ciise Xamari) , halka guddomiye Ku xigeenkana loo doortay Cali- khadar xasan Cismaan. Komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland oo dhawaan la soo dhisay markii saddexda xisbi qaran ku heshiiyeen in la badalo komishankii hore.

    Komishankan waxa lagu wadaa inay maalinta bari ee salaasadda ay xilkii si rasmi ah ugala wareegaan komishankii hore. Waxaanay warar ku sheegayaan in komishanka hore uu la diyaar yahay inuu ku wareejiyo kharashaad dayn ah oo aad u tiro badan, komishankan ayaa la sheegay inay ka baaraandagayaan inay aqbalaan lacagta dayn ta ah ee ay xafiiska ugu yimaadeen, Inkasta oo aanay jirin go’aan rasmi ah oo ay arintaa ka soosaareen.

    Ramaasnews Desk

    Hargeisa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: