SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweyne Somaliland oo Nidar Ku Maray In Tallaabo Adag Laga Qaadi Doono Cidii Ka Dambaysay Qaraxan.

    Posted by Sawnews.tk on November 1, 2009

    rayaaleHargeysa(Sawnews) Nov. 1, 2009 – Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay in xukuumadu ay tallaabo adag ka qaadi doonto cidii ka dambaysay laba qarax oo qorshaysnaa oo ka dhacay magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool, oo lagu khaarajiyay Taliyihii Qeybta 12-aad Cismaan Yuusuf Nuur isla markaana ay ku dhaawacmeen afar qof oo kale oo laba ka mid ahi ay ka tirsan yihiin Ciidanka qaranka.

    Madaxweynaha Somaliland waxa kale oo uu dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, Ciidanka qaranka iyo shacbiweynaha Somaliland oo uu uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum-Cismaan Yuusuf Nuur, waxaanu marxuumka illaahay uga barayay inuu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii, Ciidanka qaranka iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

    Ramaasnews Desk
    Hargeisa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: