SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xaalada Naxdinta leh ee uu ku sugan yahay Garoonka Diyaarada ee Borama + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on October 28, 2009

    altBorama(Sawnews) Dhawaan aya wariyayaasha Boramanews ay ku tageen hawl shaqo Garoonka diyaarada ee magaalada borama.

    Garoonka diyaarada ayaa waxaa ka muuqday dayac aad ufara badan oo ay ka mid yihiin runwayga , xafiisyadii garoonka, bilaa gidaar.

    Runtii markii aan soo booqanay waxay noola eekaatay meel aanan garoon ahayn oo xoog iska cad astaanta qudha ee lagu garanayaa waa diyaarad waqtigii jaadka laga qaadi jiray magaalada borama 1996 lagu qabsaday oo ilaa hada taala taas ayaa waxaa la odhan kara waxay ay ka dhigaysaa oo ay u eekaysiinaysaa garoon diyaaradeed

    Garoonka ayaa markii aan tagnay aanan waxa shaqaala iyo shaqo ka socotay ayna jirin marka laga reeb hal gaardiyaan oo nin oday ah oo wayn.

    Su’aashu waxaa is waydiin mudan maxaa uu ushaqyn laayahay garoonkani?


    Su’aashan ayaa wax ka jawaaba ilaa hada aan lahayn marka laga reebo dad tiro yar.

    Waxaa kaloo is waydiin mudan ayaa xidhay Garoonkan caalamiga ah ee magaalada Borama? Su’aashaa jawaabteeduna waxaa la odhan karaa wali lagama jawaabin.

    Hadaba isku soo wada duuduuboo garoonkan ayaa waxa kaliya oo ka soo dagaa ay tahay Diyaarada qolada dhakhaatiirta ahi ay wataan ee maalmaha qaliinku socdo

    Garoonku waa qayb ka mid ah horumarada uu dal ku talaabsado garoonkan ayaa hadii loo tafa xayto waxa uu la tartami karaa garoonada ku yaala magaalooyinka waawayn.

    Marka  aan eegno shirkadaha diyaaradaha ee xafiisyadoodu ku yaalaan magaalada borama iyo kuwa ka madaxda ahi miyay kari waayeen in diyaarada sida muwaadiniinta u dhalatay labadan Gobol inay ku qasbaan inay ku soo dajiyaan garoonkan Borama

    Hadaba waxaa iswaydiin mudan maxaa ay uga aamusan yihiin dadkii hogaanka u ahaa  Degmadan

     Hadaba garoonka Diyaaradaha ee degmada Borama waxa uu baahan yahay in laga qayb qaato sidii loogu soo celin lahaa sharafii iyo caalamigii uu aha sanadadii sagaashameeyadii.

    Dadka qurbaha ka imanayana ee udhashay goboladan waxaa u wanaagsanaan lahayd inay ku qasbaan shirkadaha ay soo raacayaan inay ku dajiyaan meesha ay rabaan

    Hadaba su’aalahaas oo dhami waa mid anan wax fikira u baahanayn ee ubaahan in yar oo kartiya

    alt


    alt

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt

    Boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: