SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Ciidamada Qaranka oo Tagay Buuhoodle si ay u Joojiyan Madaar Laga Dhisayo + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on October 28, 2009

    altBuuhoodle(Sawnews)Ciidanka Qaranka Sl ee Jiidda Buuhoodle oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay.
    Ciidanka Qaranka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamijka rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    alt

     

    alt

     

    alt

     

    Source -Bnn-

     

     

     

     

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: