SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweynaha Somaliland oo Wasiir-ku-xigeen Cusub u Magacaabay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

    Posted by Sawnews.tk on October 25, 2009

    Somaliland_COAHargeysa (Saylac.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta uu u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha JSL.
    Madaxweynuhu isaga oo tix-gelinaya ahmiyada weyn ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu u leedahay dhismaha qaranka iyo dalkaba, isla markaana isagoo madaxweynuhu aqoonsan baahida weyn ee loo qabo, buuxinta jagada wasiir ku xigeenka wasaaaradaas, waxa uu u magacaabay mudane Cabdi Yuusuf Aadan in uu ahaado wasiir ku xigeenka wasaaradaas, laga bilaabo maanta 25/10/09.

    Waxana uu madaxweynuhu ku amray Mudane Cabdi Yuusuf Aadan oo uu ku qancay kartidiisa aqooneed, in uu xilka loo igmaday ee wasaaradaas uu si karti leh uga soo bixi doono, isla markaana uu sida ugu dhakhsaha badan ula wareego xilkaa cusub ee loo magacaabay.

    Allaa Mahad Leh

    Siciid Cadaani Mooge

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: