SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War-degdega Golaha Wakiiladda Oo Komishanka Cusub Maanta Si Rasmiya U Ansixiyay

    Posted by Sawnews.tk on October 24, 2009

    • Maanta oo ahayd malintii la balan Sanaa ee xunbihii la soo Xulay ee komishinka aaya maanta la Horkeenay Golaha Wakiila Si ay Uansixiyaan xubnahas komishinka
    • Mar kii uu bilamay fadhigii ayaa la Bilaabay in la Akhriyo Nin kasta CV-ga kasai oo Laga Hor Akhriyay Golaha Wakiilada Dhexdiisa mar kii la Dhameeyay aya waxa la siiyay xubnihii komishina in nin kastaba fursad loo siiyo in uu is ka waramo wakhti dhan 5 daqiiyo oo kaliya xubin waliba akhriday kuan dhamaysteen wakhtigii la siyay.

    Kulanka maanta oo ay ka soo qayb galeen xubno tiradoodu tahay 66 xubnood ayaa xubin kaste marka magaciisa la akhriyo gacanta loo tagayay, waxaa hadal koban ka jediyay Gududi Hosaadka Golaha Wakiilada ay soo Bandhigeen in ay hawsha Hore inooga dhamaato sidas darteen waa in aan hawshena aan hore udhameenaa.

    Markaa ka dib waxaa la guda galay  codaytii  xubnaha loo qadayay waxaana  midkasta  u codeeyay 65 mudane oo gobtaas Fadhiyay ayaa godoomiya golaha wakiiladuna ma codayn waxana halkaasi lagu soo gabegayay oo cod aqlabiyada lagu ansixiyay 7 xubnood ee gudidda doorashayoonka somaliland. wax yar ka dib waxaa la soo xidhay kalfadhigii maanta oo ku dhamaaday waji farxad leh  qaar ka mid ah xubnaha la doortay oo ay way diisay Sawnews sida ay u arkaan waxay dhamaan yiraahdeen inay ku farxsanyihiin hawshaa loo xilsaarayna waxay yiraahdeen in uu ilahay noo fududeeyo naga asturna ayaan rajanaynaa ..

    Salebaan Aadan Dugsiye

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: