SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Microsoft oo soo saartay Windows cusub .

    Posted by Sawnews.tk on October 21, 2009

    Shirkadda Microsoft ee sameysa barnaamijyada ay ku shaqeeyaan kombiyuutarada ayaa waxa ay soo saareysaa barnaamij cusub oo badalay Vista
    Microsoft ayaa sheegtay inay rajeyneyso in dad badan ay isticmaali doonaan, marka ay soo bandhigaan 22 October oo ku beegan barri.

    Dukaamada UK ku yaalla ee lagu gado barnaamijyada Microsoft ayaa waxay furmi doonaan saq dhexe caawa, iyadoo ay dadku ay saf u geli doonaan barnaamijkan cusub ee Windows.

    Bill Gates

    Bill Gates waa ninka abuuray shirkadda Microsoft

    Microsoft ayaa dadka ku dhiirigelineysa inay qabsadaan xaflado lagu aamuusayo Windows 7.

    Dukaanka PC World ayaa sheegay in kooda ugu weyn ee ku yaalla Tottenham Court Road ee London inay furi doonaan caawa saq dhexe oo dadka ay ka iibin doonaan barnaamijka cusub.

     
    bbcsomali

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: