SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Arin Layaab leh Oo Ka Dhacday Balliyada Degamada Kalabaydh Ee Gobolka Sool, Daawo Sawirada

    Posted by Sawnews.tk on October 19, 2009

    Sample ImageKala-baydh (Sawnews)-Dhulkan hoos u dumay, ayaa markii uu dumayey waxa uu sameeyay qarax iyo gariir xoogan oo argagax iyo saamayn ku yeeshay dadkii deegaanka ku noolaa. Waana laba goobood oo isu dhaw,Waxaana dhulkaas hoos u dumay oo deegaan ahaan ku yaalaa afar buurood dhex-dood, waxaana ay hore u ahaan jirtay meel biyo-qabatin ah oo marka uu roobku da’o ay dadku muddo biyaha ka cabi jireen, hasa yeeshee imika dhamaan ay biyihii ku shubmeen labadaas god. Waxaana laba god dumeen qiyaas dhan 2 Km oo iskuweer ah.

    Somalilandnation

     

    Sample Image

     

    Sample Image

     

    Sample Image

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: