SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Tafatiraha Shabakada Salalnews Maxamed Cali Ciye Iyo Xaaskiisa oo Wiil ugu dhashay Dalka Norwey

    Posted by Sawnews.tk on October 17, 2009

    new-baby-boy-teddy-bear-balloon-bou1Shiine Cilmi Kaahin, Cali Jamac Maxmaed , Xasan Ciise,C/waasac Maxamed Ismaaciil( Afdiinle),C/casiis Maxamed Xaashi,Yuusuf Maxamed Xoore,Cumar Maxamed Jaambiir,Ismaaciil Ibraahim Aadan(Ismaacil- Galbeedi),Maxamed Kheyrdoon Xasan,Axmed Cumar Toosh,Xasan Suldaan C/laahi ,Faysal Bare Kabeyle,C/raxmaan Nuux(hiiraan),Siciid Xuseen Yuusuf,Cali Jaamac Maxamed,Mukhtaar Axmed Jaamac,C/risaaq Fiiq iyo Dhamaan Shaqaalaha SALALNEWS meel Kastooy Joogan Dacalada Adduunka.
     

    Dhamaan Asxaabtaasi oo kala Joogan Somaliland Norway, Waxay Hambalyo aan lasoo koobi Karin hawada umarinayaan:
     
    Tafatiraha Shabakada Salalnews Maxamed Cali Ciye Iyo Xaaskiisa
     
    Oo wiil ugu dhashey Cusbitaal Ku Yaala Magaalada Oslo ee Dalka Norway, Waxay Ilaahay Uga Baryayan In Wiilkaas Oo Loo Bixiyay Muscab Maxamed Cali Inuu Noqdo Kii Soo Barbaara Dalkiisa Iyo Dadkiisana Anfaca…Aamiiin……Aamiin………Aamiin.
     
     
     
    Wariye:
             Shiine Cilmi Kaahin
              Hargaysa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: