SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Diidmadu maaha dumarnimo ee waa gudida fulinta ee Kulmiye

    Posted by Sawnews.tk on October 16, 2009

    hand_writingWaxaan aad uga yaabey nimankan badan oo leh,ma dumarnimo ayaa gabadha uu kulmiye u soo magacabey xubinta guddida doorashiinka lagu diidey,maaha ayaan leeyahay gabadhnimo ee waa GUDIDDA DHEXE EE FULLINTA KULMIYE
    Waar xaqa eega oo ka daaya siyaasadan indhaha la’ iyo QORIGAN DABKA AH EE SOMALILAND AAD LA DHEX WAREEGEYSAN idinka iyo odeygan aad taageersan tihiin,ee danta dalka iyo dadka mar walba dhoqeynaya,oo runta u sheega oo 2milyan oo dumara oo somallind ayaa jooga dalka oo aqoon,karti iyo dalkooda aad iyo aad u jecel ee xusbiga kulmiye aan u tilmaame awoow ahmed bal mid ka dooro hablahan:
    Xaadsan,amaal,amina,cosob,timiro,asha,dhudi,ugaaso,asli ,canbaro,kaaha,hibo iyo cawrala ayaa somalind joogtee,maxaa ku xidhey inantan la diidey
    ee somaliland 75% diidan yihiin,
    Miyuu soo qaato gabadh aaney ka ureyn ama ka muuqan xusbiga kulmiye hadana jecel xusbiga kulmiye,waxaan filaya sidan uu Gudoomiye Ahmed ku socdaa in ay da’dii ku soo baxdey,xitaa xusbigii taageeradii dumarka ayaa hoos u dhacdey,waayo?hablihii somalilnd ayaa leh maxaa Ahmed daba dhigey ayaan anaguba waan joogna oo kama muuqana kulmiye,qaarna waxay leeyihiin aniguba xusbigaan ahaa ee gudida fulinta maan aheeyne miyuu ii magacabo.
    Hadaba Ahmed siraanyo lama yaabin ee waxaan la yaabey kuwan ku raacsan ee odhanla adeer somaliland ka xishood oo gabadh saxafada in ay Gudida fulinta ee kulmiye ay og tahay golaha ha keenin.
    Subeer oo runtii indho la’ ilahay how furee ayaan siyaasada somaliland waydiiyey,qofka indha la’na maqalka iyo dhaguhu waxay ka shaqeyn og yihiin qafka caadiga ah 500 jeer oo wax walba uu u fiirsada wuxuu yidhi: BARIGII DUGSIGAAAN DHIGAN JIRNEY SAAQIDKU KOLKA UU DHACO,DUGSIGA WAA KA BADALAN JIREY,IMINKA LABADAN XUSBI IYO 2 GUDOOMIYE WAA SAQIDEEN 2003, XALKEY DHUUMAN LAHEEN AYAY HADANA HADLAYAAN,SE LAMA YAABIN IYAGA OO WAA KURSI DOON,EE KUWA AHMED IYO FAYSAL DABA SOCDA EYAA KA SII LIITA OO KA SII SAAQIDSAN.
    Maanta oo 2009 ah hadii foodka laga helo kulmiye wuxuu is leeyahay yaaney somalilan
    kaa danbeynin,se maanta waa la ogaadey kulmiye ilaa dhalintii 26 june ilaa ahmed dhax waa laga dareerey,waliba hadaanu sidan dhamin isagaa suuqa lagu shiidi.
    Waxay culamada somaliland yidhaahdeen Ahmed siranyo kolkuu tago ee SNM aan ka ridno,ayuu wadanku xoroobaya,Maantana waxay yidhaah deen malinta mar labaad laga helo ayuu wadanka la aqoonsanaya, waa xaqiiq malintii SNM uu ka tagey wadanka waa la xoreeyey,maanta marka uu masraxa siaasada ka baxo wadanka waa la aqoonsaya.

    Qoladan reerka ku taageerta waxaan leeyahay nin walba waa reer se UDUB waa xusbi ay leeyihiin somaliland maaha sida kulmiye iyo ucid ee ha moodine si kale,ma urin karo kulmiye mana qabsan karo wadanka ee ha daalina.

    SOMALILAND HA WAARTO ILAHAYNA HA KASHIFO CADOWGEEDA>>AMIIN

    CABDI JAMA DIGALLE
    ajdigalle@hotmail.comLondon

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: