SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xoog-hayaha Udub Jamac Yasiin Oo Sheegay In Uu Kulan La Yeeshay Raysalwasaraha Dalka Djibouti

    Posted by Sawnews.tk on October 15, 2009

    Xooghayaha Guud ee Xisbil Xaakimka ee Udub Jaamac Yaasiin Faarax  ayaa Manta Dalka Dib Ugu Soo Labtay , Kadib Markii uu Muddo 19 cisho ah uu Ku Maqnaa Dalalka  Djibouti Faransiiska  iyo Ingiriiska,  Waxaan Soo Dhaweeyeey  Tageerayaal Aad U Tiro Badan  Oo Ah Tageerayaasha xisbiga Udub, Xoog-hayaha oo Saxaafada  dalka Ugu Waramayeey qolka nasashada ee looyaqaan VIP Ee Madaarka Magaalda Hargeisa,

     Ayaa   waxa uu  shaaca ka qaaday In uu kulamo la yeeshay  Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Djabuuti Dhileeyta Maxmed Dhileeyta, Idiris  Arnaauud oo ah Xoog-hayaha Xisbi-xaakimka Ee LPP DJabuuti , Iyo Wasiirka Arimaha Dibad ee DJabuuti,  Waxa Kale oo uu sheegay in  Intii Uu Ku Sugnaa Faransiiska  uu caafimaadkiisa Soo badhayeey,

    Isaga oo Arimahaas Ka Hadlayaan Waxa Uu yidhi”Anigu socdaalkeeygu 19cisho ayuu  Qaatay,  Waxaana Maray DHawar Wadan oo Kala ah Djabuuti Faransiiska  iyo Ingiriiska , socodaaalkaygu Waxa Uu  u qaybsamaa laba Waji, wajiga hore  Waxa Uu Ku Saabsanaa  In aan Cafimaadkayga soo Badho medical chaking gaar ahan wadanka faransiiska .

    Lakiin Sida Caadada ah ninka Siyaasiga ah marka uu socdaal Caynkaas  Oo Kale Galo, Koleey Kama Maarmo In Uu Halka Uu marayba  Hawshiisi Siyaasi Uu waxa Ka Galo, Waxaan Si Gaar ah hawlaas uga galay wadanka Ingiriiska Ilaa Aan Tagey   Magaalada Shifiil,Ee  Xisbiga Udub lagu Aasaasay Oo Aan Shirweeyan Aan Ka Qabtay Oo Sadeexda Xisbi  Qaranka ay Ka Koo Qayb Galeen.

    Waxa Kale Oo Aan Galay Shirkale oo  ah London,  Gaar ahan BarigaLondon  oo Sadeexda Xisbi Qaran ay Ka Soo Qayb Galeen Intaasi oo DHanba Waxaan ku Gudo Jiray Isxoog Wareeysi  Waxaanay Iwaydiinayeen Wixii Arimo Ah EE  Dalka ka  jira Waxaana Ka Siyeey Fahfaahin Balaadhan ,

    Markaan Ku Soo  laabtay Dalka  DJabuuti   Waaxan Joogay 5maalmood , SHantaas Maalmood Ee Aan Joogey  Waxaan sugayeey Tariikhda Ay Baxayso Duyaaradu,  Waxaanse   La Kulmay Raga Madax  wadankaas Ka Ah,  Sida  Idiris  Arnaauud oo ah Xoog-hayaha Xisbixaakimka Ee LPP DJabuuti , waxaan la kulmay Wasiirka Arimaha dibada,  Waxaan Kale oo Akhirkii La Kulmay Raysalwasaaraha jamhuuriyada Djabuuti DHileeyta Maxmed DHileeyta.

     

    Nimaankaas Masuuliyiinta Ah Waxaanu  Ka Wada Hadalnay  Marwalba Wixii Labada Dal iyo Labada Uumadood Dano Ah ee ka DHexeeyA, Sida Nabadgalyada Iyo Xasiloonida Geeska Afrika Oo inteed Badan Aanu Isku Aragti ka Ahayn”  Socodaalkaygu sidaasi ayuu ahaa .

    Xooghayaha Guud ee Xisbil Xaakimka ee Udub Jaamac Yaasiin Faarax  ayaa Manta Dalka Dib Ugu Soo Labtay , Kadib Markii uu Muddo 19cisho ah uu Ku Maqnaa Dalalka  Djabuuti Faransiiska  iyo Ingiriiska,  Waxaan Soo DHaweeyeey  Tageerayaal Aad U Tiro Badan  Oo Ah Tageerayaasha xisbiga Udub, Xoog-hayaha oo Saxaafada  dalka Ugu Waramayeey Qolka Nasashada ee Looyaqaan VIP Ee Madaarka Magaalda Hargeisa,

     Ayaa   Waxa Uu  SHaca Ka Qaaday In Uu Kulamo La Yeeshay  Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Djabuuti DHileeyta Maxmed DHileeyta, Idiris  Arnaauud oo ah Xoog-hayaha Xisbi-xaakimka Ee LPP DJabuuti , Iyo Wasiirka Arimaha Dibad ee DJabuuti,  Waxa Kale oo uu sheegay in  Intii Uu Ku Sugnaa Faransiiska  uu caafimaadkiisa Soo badhayeey,

    Isaga oo Arimahaas Ka Hadlayaan Waxa Uu yidhi”Anigu socdaalkeeygu 19cisho ayuu  Qaatay,  Waxaana Maray DHawar Wadan oo Kala ah Djabuuti Faransiiska  iyo Ingiriiska , socodaaalkaygu Waxa Uu  u qaybsamaa laba Waji, wajiga hore  Waxa Uu Ku Saabsanaa  In aan Cafimaadkayga soo Badho medical chaking gaar ahan wadanka faransiiska .

    Lakiin Sida Caadada ah ninka Siyaasiga ah marka uu socdaal Caynkaas  Oo Kale Galo, Koleey Kama Maarmo In Uu Halka Uu marayba  Hawshiisi Siyaasi Uu waxa Ka Galo, Waxaan Si Gaar ah hawlaas uga galay wadanka Ingiriiska Ilaa Aan Tagey   Magaalada SHifiil,Ee  Xisbiga Udub lagu Aasaasay Oo Aan SHirweeyan Aan Ka Qabtay Oo Sadeexda Xisbi  Qaranka ay Ka Koo Qayb Galeen.

    Waxa Kale Oo Aan Galay SHiirkale oo  ah London,  Gaar ahan BarigaLondon  oo Sadeexda Xisbi Qaran ay Ka Soo Qayb Galeen Intaasi oo DHanba Waxaan ku Gudo Jiray Isxoog Wareeysi  Waxaanay Iwaydiinayeen Wixii Arimo Ah EE  Dalka ka  jira Waxaana Ka Siyeey Fahfaahin Balaadhan ,

    Markaan Ku Soo  laabtay Dalka  DJabuuti   Waaxan Joogay 5maalmood , SHantaas Maalmood Ee Aan Joogey  Waxaan sugayeey Tariikhda Ay Baxayso Duyaaradu,  Waxaanse   La Kulmay Raga Madax  wadankaas Ka Ah,  Sida  Idiris  Arnaauud oo ah Xoog-hayaha Xisbixaakimka Ee LPP DJabuuti , waxaan la kulmay Wasiirka Arimaha dibada,  Waxaan Kale oo Akhirkii La Kulmay Raysalwasaaraha jamhuuriyada Djabuuti DHileeyta Maxmed DHileeyta.

      Nimaankaas Masuuliyiinta Ah Waxaanu  Ka Wada Hadalnay  Marwalba Wixii Labada Dal iyo Labada Uumadood Dano Ah ee ka DHexeeyA, Sida Nabadgalyada Iyo Xasiloonida Geeska Afrika Oo inteed Badan Aanu Isku Aragti ka Ahayn”  Socodaalkaygu sidaasi ayuu ahaa .

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: