SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Kulan Telefon oo lagaga hadli doono horumarinta Ciyaaraha Awdal iyo Selel

    Posted by Sawnews.tk on October 14, 2009

    Kulan Telefoon oo maalinta Sabtida inagu soo aadan  lagaga hadli doono sidii loo tageeri lahaa xulka kubada cagta gobolka Awdal oo dhawaan ciyaar saxiibtinimo la yeelan doona xulka kubada cagta ee Jabuuti ciyaartaa o ka dhici doonta magaalada Jabuuti.Oct 14,2009

     Kusoo dhawaada kulan qaali ah oo lagaga hadlayo arimaha ciyaaraha iyo horumarinta dhalinyarada gobolada Awdal iyo Selel. Sabtida Oct- 16 -09 Dallas 1pm

    Magaalada  iyo Saacada
    Borama 9pm
    London 7pm
    Yurubta kale 6pm
    Chicago 1pm
    Minneapolis 1pm
    Seattle 11am
    Ottawa 2pm
    Toronto 2pm
    Djibouti 9pm

    Telefoonka lagu soo galayo 218-339-2500 numberka sirta fadlan kasoo dalbo emailada kala ah warsame5@hotmail.com ama dalmar56@hotmail.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: