SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Istaaq-Furulah: Wargeyska Jamhuuriya Wuu Salfay, oo Wuu Gafay, Sidii Horena Loo IIbsan Maayo

    Posted by Sawnews.tk on October 11, 2009

    dhanxiirMaanta guud ahaanba waan idin salaamayaa salaan ka dib,waxa hubaala inaynu nahay umad muslin ah oo ku adag diintooda aadna uga xishooda inay aflagaadeeyaan sunahii Rasuulkeena Nabi Muxamed (SCW) iskana daaba quraanka oo la yidhaahdo wuu is burinayaa SUBXAANA LAAH. Waxaan fawaaxishka jamhuuriya arkay saaka 10l10/09 anoo isha marinaya jawiga wararka websiteska. Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa labada nin ee la yidhaa: Abdi A. Khayr iyo Cali Cawaale Cismaan oo ah niman ay aad u damaqday dhacdadan qof kasta dhabana haysta ku noqotay.

    Bal hadaba waxaan leeyay waa maxay talaabada laga qaadayaa xaajadan ugubka ah? Waxaan leeyay dadka muslimiinta ah ee reer somaliland yaan la iibsan JARAA’IDKAA JAMHUURIYA LAGU SHEEGO ee SALFAY AMA KACAY. nimanka lehna waxaan leeyay lacag jacayl ayaa idinku kalifay iyo halaydinka iibsado waxaa aydin hadadsheen ee ku kacdeen ee ama toobad keena ama iska daaya. Qoloda tidhaa saxaafada somaliland gudaheeda waa la cabudhiyayna midhkaan leeyay waxa weeye Adeer Qaladkiinii wakaa yidhi aayadii quraanka kariimka ah ayaa is khilaafaya subxaana laah; istaqfurulaah. markhaatiga dhacdadani waatane nala akhriya bal:

    Dhanxiir iyo Ina Cali Waraabe

    “Maansha Allaah, Alleylehe, ninkii Faysal Cali-waraabe hada ayuun buu gartay maskaxdii xal waara lagaga gaadhi lahaa deegaanka Ceelberdaale kolhadii uu yidhi, arrinta reer Hargeysaad iyo reer Barigu hala wareegaan, iyagaa og halka nabarku ka bukee, ceesh caala siyaasi lagu dhinto dheh.

    Weger; Adeer; Faysal hadalkiisa ma aamino oo erayga afkiisa ka soo baxaba mid kale oo burinaya ayuu ka soo daba tuuraa sidii suuradiihii quraanka ee isnasakhayaye, waxaad ka warrantaa ninkii Rayaale iyo wadaadkii Saleebaan way isku maqan yihiin fiintaa kala dhex miranaysaa la yidhiye tallow maxay iska uriyeen, cajiib”

    SANWAA CUMAR YARE

    GUDOOMIYAHA GUDIDA SIYAASADA XISBIGA UDUB  –  QATAR.

    Email: muwadin01@hotmail.com

    Mobile# +974-6659801.

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: