SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi:Madaxweyne Rayaale Oo tacsi U diray qoyskii, qaraabaddii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timi marxuum Suldaan Muxumed Nuur Geele(Guray), Oo maanta ku geeriyooday Borama.

    Posted by Sawnews.tk on October 7, 2009

    riyaale2

     Madaxweynaha JSL mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu ka tacsiyeynayaa qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga somalilandba, geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Suldaan Muxumed Nuur Geele oo ku magac dheeraa (Guray), oo saaka ku geeriyooday magaalada Boorame.

    Suldaan Muxumed Nuur, oo da’diisu ay ahayd boqol iyo toban jir, waxa u ahaa salaadiinta caanka ka ah gobolka Awdal, waxana uu kaalin firfircoon ka soo qaatay halgankii gobonimadda Somaliland iyo gooni isu-taagii qaranimadda dalka.

     

    Madaxweynuhu waxa uu Illaahay uga barbayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo marxuumkaas, qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan Eebe ka siiyo Inaa lilaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.

      

     

    Allaa Mahad Leh

     

    Siciid Cadaani Mooge

    Afhayeenka madaxtooyadda JSL

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: