SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • انا لله وانا اليه راجعون : Suldaan Gurey Nuur, (Suldaanka Guud ee Ardaayada Beesha Jibriil Yoonis – Samaroon), oo Maanta Ku Geeryooday Magaalada Boorama.

    Posted by Sawnews.tk on October 7, 2009

    tacsiAlla U Naxariiste Maanta ku Geeryooday Magaalada Boorama Suldaan Gurey Nuur oo ahaa Suldaan Guud ee Ardaayada Beesha Jiriil Yoonis. Suldaan Gurey Nuur Wuxuu Ka Mid ahaa Salaadiinta aadka looga qadariyo Somaliland iyo Guud ahaanba Madaqadda Geeska Africa (Somaliland, Somalia, Ethiopia iyo Djibouti), isaga qayb libaax ka soo qaatay dhismaha iyo nabadaynta Somaliland.

    Bahda Sawnews Waxay Tacsi Tiiraanyole U Diraysaa Dhammaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaan Gurey Nuur. Waxaanan Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo, Inaga Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo. Aaamiin…Aaamiin….Aaamiin

    waxaan dhawaan idiin soo gudbini donaa hadii Alle yiraahdo tariikh  Nolaleedkii Suldaanka Alle ha u naxariistee amin

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: