SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • DADKA JAAHILIINTA AH EE AHMED SHEIKH KU TILMAAMAY IN U LEEHAYAHAY SHABAGADA WERAARPRESS

    Posted by Sawnews.tk on October 6, 2009

    big questionWaxa layaab leh in lagu timlaamo Ahmed Sh. Shabakadda weraarpress. Kuwa ku moramaya arintaas miyay is garamarinyaan mise waa ka jahli mise waa ka xumaan?

    Ahmed Sh wuxu maamulka u hayaa harowo.com. Hadii ay shabakadda HAROWO.COM  ay xumaan leeyahay iyo haddii kalaba, isagaa kaa masuul ah.  Dadka Ahmed Sh. ku masabidaaya arimaha ku saabsan weraarpress waa dad jahliga , aqoondarada , iyo xumaanta aabohood ah. Waa in ay bartaan sida loo helo cinwaanka shabakaddaha, cida maamusha, iyo halkay joogaanba. Si ay u cadaato gardarada dadkaasi waxan dadweyna u soo godbinayaa sida ay u raadin karaan shabakadda weraarpress. Dadkii so weeraray Ahmed Sh. marka ay ogaadaan weraarpress cida maamusha iyo meesha laga leehyahay  waxa laga rabaa raaligelin iyo xaal marin ay ku qoraan shabakadaha .

    Dadka arintan xiisaynaya waxan u soo gudbinayaa sida loo helo raadka weraarpress. Fadlan teg shabakadan: www.whois.net markaas ku qor meesha raadinta: weraarpress, markaas kuji “GO”.

    Intaas ayaa eeda ka duwaysa Ahmed Sh.

    Dhinaca kale, maamulka weraarpress in u badalo sidda qorayaasho u dhigaan qoraalkooda waa wax lid ku qoraalka.  Miscalculations In Somaliland Politics  baa waxa loo dhigay siddan: “ Chosen a weak man over a strong man was a mistake made by Siilaanyo and it will hunt for ever.”

     

    Mohamed Mousa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: