SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Idaacadda VOA(Codka Maraykanka) oo wariyayaasheeda Puntland shaqo joojin lagu sameeyay

    Posted by Sawnews.tk on October 2, 2009

    Foto: calanka

    Garoowe(Sawnews)-Maamul Goboleedka Puntland ayaa Go’aan uu soo saaray ku xayiray inaan FM-ka VOA-da Laanteeda Afsomaliga laga baahin karin Guud ahaan Maamulka Puntland.

    muhimadda go’aankan ayaa ahaa in aan idaacadaha gudaha ee ku shaqeeya systemka FM-ka ah aysan baahin karin idaacadda VOA, sidoo kale go’aanka ayaa lagu sheegay in talaabo sharci ah laga qaadayo cidkasta oo ku xadgudubta go’aankan, waxaana ku saxiixan Wasiirka Amniga Puntland Dr.Cabdullaahi Siciid Samatar iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Isgaarsiinta Dawladda Puntland Cabdihsakuur Mire Adam.

    Waxa sidoo kale Shaqada laga joojiyey Dhamaan Suxufiyiinta u Shaqeeya VOA-da ee Puntlnad ku sugan.

    Warsaxafadeedka ayaa u dhignaa sidanpuntland_wareegto_1puntland_wareegto_2

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: