SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Fadhigii Golaha Guuritda Maanta oo Buuq ku Dhamaday

    Posted by Sawnews.tk on September 24, 2009

    guurtida-somaliland-150x150Hargeysa(Sawnews)- Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland ee Maanta ayaa isna Galay Xaalad Muran ah kadib markii Xildhibaanadu ku murmeen Mooshinka Horyaala.

    Fadhiga Maanta oo uu Shirgudoominayey Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ka hadlay Xildhibaanada Muxaafidka ah ee Wata Mooshinka iyo Xildhibaanada Mucaaradka ah ee kasoo horjeeda.

    Dooda oo kululaatay awgeed ayey Xildhibaandu hadalo Kulkul iswaydaarsadeen waxanu xaaladu isku badashay Muran iyo yooyotam

    Shirgudoonka Golaha Guurtida ayaa markaa kadib dibada u baxay oo si gooni ah us oo shiray si ay xaalada u Dajiyaan, waxaanay Shirgudoonku kusoo noqdeen Fadhigii oo Xildhibaanadu wali fadhiyaan, waxayna u sheegeen Xildhibaanada Golaha Guurtida in Fadhiga Maanta Xidhan yahay la iskuna soo noqon Doona Baritoole oo Jimce ah si loo sii ambo qaado Dooda.

    Golayaasha Dowlada Somaliland ayaan shaqayn Maalinta Jimcaha ah oo fasax galaan balse Shirgudoonku wuxu Xildhibaanada u shegay in hawsha taala ay tahay mid culus sidaa darteedna ay Bari markale iskugu yimaadan Xarunga Golaha.

    Fadhiga Bari ayaa loo balamay inuu Bilaabmo Sagaalka Subaxnimo

    source
    Bnn-Hargeysa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: