SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta magacaabay Wasiirul dawle iyo Wasiir ku xigeen cusub.

    Posted by Sawnews.tk on September 23, 2009

    Somaliland_COAMadaxweynuhu, isagoo cuskanaya qodobka 90-aad, faqradiisa labaad ee dastuurka Somaliland, isla markaana tixgelinaya ahmiyada weyn ee ay u leeyihiin dhismaha dalka Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Dalxiiska, waxa uu u magacaabay Mudane Cabdi Xirsi Ducaale inuu noqdo Wasiirul dawlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo horumarinta Xeebaha.

    Sidoo kale, Mudane Maxamed Axmed Faarax, waxa uu u magacaabay inuu noqdo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka. 

    Madaxweynuhu isagoo tixgelinaya hufnaanta iyo kartida labadaasi Mudane, waxa uu ku amray in ay sida ugu dhakhsaha badan xilka loo magacaabay ula wareegeen laga bilaabo taariikhda maanta.

    Alla Mahad leh
    Siciid Cadaani Mooge
    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: