SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dawlad Ku Meel Gaadh Ah Oo Uu Madaxweyne Ka Yahay Gudoomiyaha Guurtidu Madaxweyne Ku Xigeena Ka Yahay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Habayaraatee Ma Jirto Meel Ay Labada Xisbi Ay Taladaas Ku Gaadheen……… Xisbiga UCID

    Posted by Sawnews.tk on September 18, 2009

    UCIDFadhi degdeg ah oo ay manta gudida fulinta  ee xisbiga ucid  isugu yimaadeen manta oo ay taariikhdu tahya 17/9/09 waxay ka doodeen kana baaran degeen qodobadan hoos ku xusan.

    Haddii aanu nahay xisbiga UCID waxaanu doonaynaa in aanu  cadayn ka bixino warar lagu baahiyay warfaafinta gudaha iyo dibadda ah oo tilmaamaya sidan soo socota

     

    • In labada xisbi UCID IYO KULMIYE ay ku heshiiyeen in stratejiyad ( strategyad     lagu dhisaayo markay wakhtiga madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu  dhamaado in la dhiso dawlad ku meel gaadh ah oo uu madaxweyne ka yahay gudoomiyaha guurtidu madaxweyne ku xigeena ka yahay gudoomiyaha golaha wakiiladu habayaraatee ma jirto meel ay labada xisbi ay taladaas ku gaadheen, waxa jira doodo fara badan iyo sinaarooyin dhex socda axsaabta mucaaradka ah indheer garatada wadaniga ah iyo dhalinyarada oo ku ligood ka hadlaya  qaabka ay noqonkarto dawlad ku meel gaadh ahi .
    • Dhinaca kale waxaanu cadaynaynaa xisbiga ucid cadaynayaa strategyadii ka dhaxaysay UCID IYO KULMIYE  ee la xidhiidhay doorashada iyo habsami soocdka siyaasada hadda tagan inay halkeedii tahay
    • Waxa xisbiga UCID wuxuu markasta adagyahay in danta wadanka ee guud laga hor mariyo ta gaar ahaaneed.
    • Waxa kale oo aanu raacinaynaa horena u cadaynay in wada hadalada hadaa socda ee ay dhexdhexaadinta ka ahaayeen baayacmushtariga,culimadda,hogaamiye dhaqameedyada ,urarada ,shakhsiyaad kale oo wadani ah iyo beesha caalamkuba in labad xisbi ay ku abaarayaan wadajir haddi madaxweyne loo tagayo iyo hadii kaleba

    Wabilaahi taw fiiq

    Afhayeenka xisbiga ucid

    Xasan xuseen maxamed ( codka*

    Fadhi degdeg ah oo ay manta gudida fulinta  ee xisbiga ucid  isugu yimaadeen manta oo ay taariikhdu tahya 17/9/09 waxay ka doodeen kana baaran degeen qodobadan hoos ku xusan

    Haddii aanu nahay xisbiga UCID waxaanu doonaynaa in aanu  cadayn ka bixino warar lagu baahiyay warfaafinta gudaha iyo dibadda ah oo tilmaamaya sidan soo socota

     

    • In labada xisbi UCID IYO KULMIYE ay ku heshiiyeen in stratejiyad ( strategyad     lagu dhisaayo markay wakhtiga madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu  dhamaado in la dhiso dawlad ku meel gaadh ah oo uu madaxweyne ka yahay gudoomiyaha guurtidu madaxweyne ku xigeena ka yahay gudoomiyaha golaha wakiiladu habayaraatee ma jirto meel ay labada xisbi ay taladaas ku gaadheen, waxa jira doodo fara badan iyo sinaarooyin dhex socda axsaabta mucaaradka ah indheer garatada wadaniga ah iyo dhalinyarada oo ku ligood ka hadlaya  qaabka ay noqonkarto dawlad ku meel gaadh ahi .
    • Dhinaca kale waxaanu cadaynaynaa xisbiga ucid cadaynayaa strategyadii ka dhaxaysay UCID IYO KULMIYE  ee la xidhiidhay doorashada iyo habsami soocdka siyaasada hadda tagan inay halkeedii tahay
    • Waxa xisbiga UCID wuxuu markasta adagyahay in danta wadanka ee guud laga hor mariyo ta gaar ahaaneed.
    • Waxa kale oo aanu raacinaynaa horena u cadaynay in wada hadalada hadaa socda ee ay dhexdhexaadinta ka ahaayeen baayacmushtariga,culimadda,hogaamiye dhaqameedyada ,urarada ,shakhsiyaad kale oo wadani ah iyo beesha caalamkuba in labad xisbi ay ku abaarayaan wadajir haddi madaxweyne loo tagayo iyo hadii kaleba

    Wabilaahi taw fiiq

    Afhayeenka xisbiga ucid

    Xasan xuseen maxamed ( codka*

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: