SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Daawo Sawirada: U Diyaargarawga Ciidul Fidriga iyo Muuqaalka Guud ee Borama

    Posted by Sawnews.tk on September 18, 2009

    DSC00515Borama(Sawnews)-Dadwayanaha magaalada borama ayaa sida magaalooyinka dalka waxa ay kala siman yihiin u diyaar galowga ciidul fidrida.

    Ciidan ayaa waxa ay ciidihii kale oo hore u dhici jiray kala mid tahay Ciidsiinta carruurta iyo Guryo ka badalka gogasho.

    hadaba caawa ayaan waxa aan soo booqanay suuqa magaalada qaar ka mid ah.

    waqtigii aan ku guda jirnay booqashadaa ayaa waxaa aan la kulanay  carruur aad u fara badan oo waalidiinta dhalay ay uga iibinayaan meherahadaha kala duwan ee dharka lagu iibiyo

    sida caadiga ah ayaa waxa aad arkaysaa in habeenkii ay waalidiintu fursad ay u helaan inay carruurtooda u soo kaxeeyaan suuqyada.

    habeenkii ayaadan mari karin suuqyada qaarkood buuq iyo saxmad fara badan.

    waxa kale oo habeenkii intan danbe ku soo kordhay oo shaqeeya xawaaladah oo dhan kuwaasoo dadka wax loo soo dirayaa ay ka qaadan karaan waqti alle waqtiga ay doonaan.

    waxyaalaha ay ciidani ciidihii kale kaga duwantahay ee la taaban karaa waa dad fara badan oo ka yimid muqdisho oo ku so biiray dadwaynihii ku noolaa magaalada.

    kuwaasoo la odhan karo waxay wax ka badaleen dhaqaalihii degmadan iyo camiraadii suuqyada.

    waxyaalaha kale ee ay kaga Duwan tahay ciidani ciidihii hore waxa weeyi iyada oo dad aad ufara badani ciida awgeed ay soo iibsadeen lancruiserd iyo surf aad ufara badan oo iyagan bilicdii magaalada wax ka badalay lana odhan karo waxa qudha ee ay gaadhiyaashaasi ku dulsocdaan oo ay ku raaxaysan karaan ay tahay labada kiilomitir ee magaalada laga dhex jeexay.

    guud ahaan labada gobol ee sellel iyo awdal waxa la rajaynayaa in farxad, caafimaad, iyo nabad qab ay kula ciidi doonaan walaalahooda kale ee muslimiinta dalka kula noool.

    Ciida ayaa waxa ay culimadu rajaynayaaan hadii ay ku dhamato 29 ay ku beegan tahay Axada, hadii ay 30 ku dhamaatana waxa larajaynyaa inay ku beegan tahay Isniinta.

    ilaahay waxa aan ka rajaynaynaa inuu inaga yeeeloo kuwii laga aqbalo soonkiyo salaada iyo sadaqada lagana xoreeyo Naarta AAAAMIIINDSC00508DSC00506DSC00501DSC00502

    DSC00511DSC00515DSC00513DSC00512

    DSC00498DSC00500DSC00499

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: