SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Dhalasho: Abdi Dahir Aye iyo Mahado Yuusuf Misan oo gabadhi ugu dhalataya Dallas Wadanka Maraykanka.

    Posted by Sawnews.tk on September 17, 2009

     dits a girlhamaan dadka hoos ku qoran waxay halkan tahniyad uga dirayaan Abdi Dahir Aye Atom iyo Marwadiisa Mahado Yuusuf Misan oo Gabadhi ugu Dhalatay Magalaada Dallas ee cariga Maryakanka dhammaan shakhsiyaadkaasi waxa ay si farxad iyo reynreyn leh dunida ugu soo dhawaynayaan Gabadhaasi yar oo loo bixiyay { Fadumo Rooda }  waxayna leeyihiin  Noqo tii Soo barbaarta  Dalkeeda , Dadkeeda iyo Diinteeda Anfacda..Amiin  Amiin  Aamin

     

    Dhamaan ilma Daahir Aye, ilma Xaaji Axmad Misan, ilma Yuusuf Misan, ilma Maxmad Misan, ilma Sigad Misan,
    Hooyo FAADUMO MUUSE 
    Maxmad Daahir Aye iyo Caruurtiisa 
    Sahra Daahir Aye iyo Caruurteeda
    Faysa Daahir Aye iyo Caruurteeda
    Siciid Daahir Aye iyo Caruurtiisa
    Malyuun Daahir Aye iyo Caruurteeda
    Luula Daahir Aye iyo Caruurteeda 
    Mustafe Daahir Aye iyo Caruurtisa 
    Axmad Nuur Daahir Aye iyo Caruurtiisa 
    C/rashiid Daahir Aye iyo Xaaskiisa Asma Shekh C/laahi
    Dhamaan shakhsiyadan kor ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo Dibadiisaa Ayaa 
    by.C/samad x Misan 

    Leave a comment