SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Daawo Wasiirka Maaliyadda oo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ku soo Booqday dadkii ku waxyeeloobay Rabshadihii Hargeysa, arimo badana ka hadlay

    Posted by Sawnews.tk on September 16, 2009

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-small Hargeysa (Sawnewa) – Wasiir Cawil waxa uu sheegay in shacbiga Somaliland ka digtoonaadaan inay dhiigooda u daadiyaan siyaasada oo uu ku tilmaamay inay la mid tahay ciyaarta kubadda cagta oo kale oo marka ay socoto xiisadeedu taagan tahay hasa yeeshee marka ay dhamaato garoonku faaruq noqdo, Wasiirku waxa uu gabagabadii si kulul u canbaareeyay isla markaana nasiib daro ku tilmaamay qoraal ka soo baxay xisbiga KULMIYE oo uu xisbigaasi ku sheegay in maxkamadd la soo taago askartii dadka rabshadaha wadday kala didinaysay, waxaanu wasiirku ku tilmaamay arintaas mid gaf ku ah ciidamadda difaacaya nabad galyadda ee hadh iyo habeen u taagan.  

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-41

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-1

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-2

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-3

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-7

    boogashadii-wasir-cawil-ee-dadkii-rabshadaha-ku-dhaawacmay-6

    Harowo

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: