SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambayo Dhalasho: Faysal Muxumed Sacad & Idil Xasan Adan oo gabadhi ugu dhalatay Dalka Sweden 13/09/09

    Posted by Sawnews.tk on September 14, 2009

    its a girlAkhyaarta hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Faysal Muxumed Sacad & Idil Xasan Adan oo gabadhi ugu dhalatay Dalka Sweden 13/09/09. Waxaanay Gabadhaasi Eebe weyne uga baryayaan inay noqoto tii Waalidkeed, dalkeeda iyo diinteedaba anfacda, Aamiin
    1.Cabdiraxman Adan Maxamuud
    2.Abdi Maxamed Xasan (Bakaal)
    3.Xasan Xuseen Faarax
    4.Cabdixakiin Maxamed Xasan
    5.Khadar Maxamed Xasan
    6.Mukhtaar Xasan Maydhane
    7.Ibraahim Xasan Daahir
    8.Ibraahim Siciid Cilmi 
    Sidoo kale waxaa Hambalyo u Diray Bahda Sawnews waxanan leenahay Hambalyo Hambalyo Ilahay ha ka dhigo tii dalkeeda dadkeeda iyo diinteeda anfacada amiin amiin
    Abdikarim H. Abdirahman Awgamboole

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: