SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Magacyada dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay Rabshadihii shalay Hargaysa ka dhacay

    Posted by Sawnews.tk on September 13, 2009

    1-7Hargeysa (Sawnews.tk)- Xaaladda Magaalada Hargeysa ayaa maanta deggan, ka dib markii ay halka shalay ka dhaceen  Mudaharaaddo sababay dhimasho iyo dhaawac, isla markaana dad badan loo xidh-xidhay. Waxaana noo suurtogashay in aanu idiin soo gudbino Magacyada dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay Rabshadihii shalay.

    Haddaba, akhristayaal waxa noo suurtogashay in aanu halkan idiinku soo gudbnino Magacyada dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay oo aanu ka soo xiganayno goobaha Caafimaadka ee Hargeysa.

    Waxaanay Magacyadaasi kala yihiin;

    1-Siciid Saxardiid Mataan – dhimasho

    2-Siciid Cumar Macalin – dhimasho

    3-Jamaad Cabdi Ismaaciil – dhaawac

    4- Cabdi Xusseen Cumar – dhaawac

    5-Xusseen Muxumed Cabdi – dhaawac

    6-Khadar Muxumed Cilmi – dhaawac

    7-Nuura Xassan Cabdillaahi – dhaawac

    8-Cawil Jaamac Cumar – dhaawac

    9-Nuuradiin Jaamac Cali – dhaawac

    10-Jamiila Keyse Faarax – dhaawac

    11- Maxamed Cabdillaahi Cabdi – dhaawac

    12- Saleebaan Gaaxnuug Axmed – dhaawac

    13-Maxamuud Xassan Cabdillaahi – dhaawac.

    Somaliland.Org

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: