SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Dhalasho: Faysal Muxumed Sacad Iyo Idil Xasan Aadan oo Gabadhi ugu dhalatay 13/09/09 Dalka Sweden

    Posted by Sawnews.tk on September 13, 2009

    its a girlHambalyo Hambalyo  dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay hambalyo u
    dirayaan.Mudane: Faysal Muxumed  Sacad iyo Marwadiisa: Idil Xasan Aadan.
    ooy manta 13/09/09 Gabdhi
    ugu dhalatay dalka Swden.

    Hooyo Mako Ateeye Faahiye
    Idiris M. Saad
    Abdilahi M. Saad
    Ahmed M. Saad
    Khadiija  Saad
    Asha M. Saad
    Sahra M. Saad
    Halimo M. Saad
    Baxsan M. Saad
    Fadumo M. Saad

    Iyo dhamaan caruurtooda
    Iyo ehelada labada dhanba
    Waxay leeyihiin gabdha cusub ee kusoo birtay
    reerkay soo bar bar allh ka dhigo gabdh dadkooda
    iyo diintedaba an facda amiin amiin

    Iftiin soo baxaay ilayseey aduunka idil
    albaabadaa kuu furanoo ahlan bay ku leeyihiin
    iftiin soo baxaay ilayseey aduunka idil
    Afrikaa u horaysoo ubaxbaa lagaaga lulay
    Iftiin soo baxaay Axlaameey aduunkaad timid
    Allaha kugu raajee istareex kusoo dhawaw
    Arliga Soomaaliyeed awdal baad kadegi
    Halkaasuu unugaagu yaaloo laguu abtirin.

    Nimco Ahmed Kaahin

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: