SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Warsaxaafadeed:Madaxwayne Riyaale oo magacaabay xubin sharaf cusub oo ka mid noqon doonta Golaha Guurtida Somaliland.

    Posted by Sawnews.tk on September 10, 2009

    Somaliland_COAMadax-weynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta magacaabay xubin sharaf cusub oo ka mid noqon doona golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland.
    Madaxweynuhu  markuu arkay qodobka 60 aad farqadiisa labaad ee Distoorka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana isagoo tixgalinaaya kaalinta wax ku oolka ah ee uu  qaranimada Somaliland ugu jiro golaha guurtidu waxa uu u magacaabay Sheekh Daahir Xaaji Xasan Cabdile inuu ahaado xubin sharaf ka tirsan golaha Guurtida isaga oo sida la ogyahay kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay guud ahaan dhismaha iyo horumarinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

     

     

    Allaa Mahad Leh

    Siciid Cadaani Mooge

    Af-hayeenka Madaxtooyadda JSL

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: