SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Waftiga Qaramada Midoobay ka Socda oo yimid Hargeysa

    Posted by Sawnews.tk on September 2, 2009

    UnitedNations1Hargeysa(Sawnews)-Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Kuxigeenka Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliya ayaa kasoo Degay Madaarka Hargeysa.
    Waftigan oo aan Xukuumadu soo dhawayn ayaa ah kii ugu horeyey ee Imaada Somaliland tan iyo markii Khilaafku soo kala Dhexgalay Xisbiyada Qaranka iyo Xukuumada iyo Koomishanka oo Dhinac ah, waxana Waftigan kusoo beegmay iyadoo aanay Fiicnayn Xidhiidhka u Dhaxeeya Somaliland iyo Wakiilka Qaramada Midoobay.

    Waxay u Muuqata in Xukuumada Somaliland iska Indho Tirayso Socdaalka Waftigan iyadoo aanu fiicnayn Xidhiidhka u Dhaxeeya Somaliland iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliya Md Ahmedou Ould Abdallah kaas oo aan inbadan iman Somaliland kana Hadlin Xaalada ka tagan Somaliland

    Waftiga ayaa la filaya inay kulamo la yeeshaan Xisbiyada Qaranka, Golaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland iyadoo Waftigan lagu sheegay Xaqiiqo Raadis isla markana eegaya Khilaafka Somaliland heerku taagan yahay.

    Borama News Desk
    Hargeysa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: