SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War-saxaafadeed Wasiirka Arrimaha Dibada JSL oo Ku Sugan Jamhuuriyadda Jabuuti

    Posted by Sawnews.tk on August 30, 2009

    Somaliland_COAWasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, oo
    Booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa waxa uu saaka xafiiskiisa ku
    qaabilay Dhigiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cali Yuusuf. Labada Wasiir waxa ay ka wada hadleen Sii xoojinta Xidhiidhka labada,
    sidii laysaga kaashan lahaa dhinacyada Nabad gelyada, Dhaqaalaha iyo
    xaaladda guud ee Gobolka. Waxana uu ku dhamaaday Kulankani Jawi aad u u
    fiican.

    Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa shalay u socdaalay Jamhuuriyadda
    Jabuuti, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Wasiirka.

    Alla Mahad leh

    Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: