SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Deg Deg ah: Dagaal dib uga Qarxay Ceelbardaale

    Posted by Sawnews.tk on August 27, 2009

    breaking%20newsCeelbaradaale(Sawnews)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Ceerbardaale ayaa xaqiijinaya in Dagaal qadhaadhi uu dib uga dhex qarxay labada beelood ee Gabiley iyo Dilla oo hore ugu dagaalamay deegaankaas.

    Dagaalkan oo ilo xogogaal ahi noo xaqiijiyeen ayaa la sheegaya inuu ka bilabmay kadib markii labo nin oo kasoo jeeda deegaanka Dilla la dilay.

    Wararku waxay intaa ku daray in Dagaalka la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalkan ayaa kii hore kaga duwan iyadoo uu kusoo aaday Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

    Wixi kasoo kordha kala Soco Sawnews

    Boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: