SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Boorama: Koobkii Dr. Abraar Ee Bisha Ramadaan Oo Bilawday Iyo Natiijadii Ciyaartii Galabta Dhexmartay Kooxaha NAPOLI iyo AL-BADR

    Posted by Sawnews.tk on August 23, 2009

    ciyaaraha-boorama-12.JPG

    Boorama-(Lug)-Ciyaartii ugu horaysay ee koobka Bisha ramadaan ee  loogu magic daray Dr. Aadan Faarax Abraar ayaa manta si wacdaro leh u qabsoontay. Ciyaartan oo ay wada cayaarayeen kooxaha kala ah, NAPOLI iyo AL-BADR ayaa waxa daawashadeedii goobjoog ka ahaa dadwayne aad u tiro badan kuwaas oo kala taageersanaa labada kkooxood ee galabta wada ciyaarayay.

    ciyaaraha-boorama-7.JPG

    Bilowgii ciyaarta inkasta oo uu ku bilowday weerar iyo weerar celin ayaa hadana waxa u suurto gashay weeraryahanada kooxda AL-BADR in ay shabaga la hubsadaan goolkii u horeeyay, goolkan oo noqday hir karaar jabiya weeraradii ay soo qaadayeen kooxda NAPOLI.

    ciyaaraha-boorama-9.JPG

    Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa waxa kale oo kooxda AL-BADR u suurto gashay in ay shabaga geeyaan laba gool ookale taasi oo ka dhigtay in qaybtii dhexe ee ciyaarta lagu kala nasto 3:0. Markii la isku soo laabtay qaybtii dambe ee ciyaarta uma suuroobin kooxda NAPOLI inay keensato goolal waxana loogu beeriyay 3 gool ookale taasi oo ka dhigtay natiijadii ciyaartii fyuritaanka koobka bidha ramadaan ee Dr. Abraar in ay ku dhamaato 6:0 ay guushu ku raacday kooxda AL-BADAR. 6 gool ayaa 5 kamid ah waxa shabaga la hubsaday ciyaaryahan  Fahmi Muuse Muxumed, halka goolka kalena uu ka dhaliyay  Xamse Axmed Dhakhtar

    ciyaaraha-boorama-24.JPG

    Kabtanka kooxda AL-BADAR, Cabdilaahi Xuseen Caateeye oo Lughayanews uga waramay ciyaartii galabta isaga oo ku sugan Garoonka dhexdiisa ayaa yidhi waxa ay ahayd ciyaar adag  waxa aan muujinay xirfad iyo farsamo casri ah, taas ayaana noo sahashay in aan guulaysano, NAPOLI waa koox wayn in aad guul ka soo hoyso ciyaar aad a ciyaartayna waa waxa lagu farxo oo taariikhi ah, waxana ay tani  astaan u tahay in aan nahay koox awood wayn oo koobka loo saadaalin karo.

    ciyaaraha-boorama.JPG

    ciyaaraha-boorama-2.JPG

    ciyaaraha-boorama-1.JPG

    ciyaaraha-boorama-3.JPG

    ciyaaraha-boorama-5.JPG

    ciyaaraha-boorama-6.JPG

    ciyaaraha-boorama-13.JPG 

    ciyaaraha-boorama-14.JPG

    ciyaaraha-boorama-15.JPG

    ciyaaraha-boorama-16.JPG

    ciyaaraha-boorama-28.JPG

    ciyaaraha-boorama-17.JPG

    ciyaaraha-boorama-18.JPG

    ciyaaraha-boorama-19.JPG

    ciyaaraha-boorama-27.JPG

    ciyaaraha-boorama-21.JPG

    ciyaaraha-boorama-25.JPG

    ciyaaraha-boorama-22.JPG

    ciyaaraha-boorama-8.JPG

    ciyaaraha-boorama-23.JPG

    ciyaaraha-boorama-20.JPG

    ciyaaraha-boorama-10.JPG

    Wariye:-
    Cabdale Cali Yuusuf
    Lughayanews-Boorama

    In Aad Ka Badiso Kooxda Napoli Waa Guul Iyo Astaan Muujinaysa In Aan Nahay Koox Koobka Loo Saadaalin Karo…..” Kabtanka Kooxda Al-Badar Cabdilaahi Xuseen Caateeye

    Lughayanews-

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

    %d bloggers like this: