SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Xafladan Soo Dhawaynta Bisha Ramadan oo Caawa lagu qabtay hoolka Jaamacadda camuud oo ku yaala badhatamaha M/Boorama

    Posted by Sawnews.tk on August 22, 2009

    tartanBoorama(Sanews) Ku soo dhawaada farxada Bisha barakaysan
    maamulka sportiga Awdal ayaa qabanaya sidii caadiga ahyd koob bisha ramadaan waxaana  looga magac daray Aadan Faarax Abraar.
    waxaa tartankan ka qayb galaya 12 kooxood sida caawa lagu sheegay xaflad wayn oo loo qabtay shaacinta iyo sheegida Bilowga qorituurka ciyaaraha kubada cagta barina ka furmi doona garoonka kubada cagta ee Jimcaale.
     
    Xafladan caawa lagu qabtay hoolka jaamacada camuud oo ku yaala badhatamaha M/Boorama waxa ka soo qayb galay inta badan dhalinyarada ciyaaraha sportiga iyo dhamaan laba iyo tobanka kooxood ee tartanka isku arkaya.
     
    tartanTababaraha Xulka Awdal Samaroon cabdilaahi oo ka hadlay xaflada ayaa waxa uu  faah faahin ka bixiyay qabashada tartankan oo bari oo ramadaan kow ah ka bilaaban doona Boorama, samaroon, oo u mahad naq usoo jeediyey  Marwo Sahra Aadan Faarax Abraar oo iyadu sanadkan suurto galisey maalgalinta qabashada koobka Ramadanka . Waxa kale oo uu Tababaraha xulka gobolka Awdal Mudane Samaroon Cabdilahi uu mahadnaq intaa leeg usoo jeediyey Shirkadaha Dahabshil. Telesom iyo Ururka Gurmad oo uu sheegay inay dhamaantood xilweyn iska saraan horumarinta ciyaaraha gobolka .

     

     
    Kooxaha tartanka sanadkan isku haleeli doona waxay kala yihiin:

    1.Kooxda Daalo
    2.Badar
    3.Chalsi
    4.Irshaad
    5.Al.ahli
    6.Kooxda da’yarta iyo dhalinta
    7.Fc.Liinka
    8.Napuli
    9.Boorama.
    10.Waraabe salaan
    11.liyoon.
    12.Al.madiina.
     
    Hadaba sidiii caadada inoo ahayd nala dhegeysta dhamaan hadaladii laga soo jeediyey munaasibadan sharafta leh.

    Saylac.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: