SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Masuuliyiintii Mucaaradka ee Awdal Oo 24 saac ka dib xoriyadoodii loo soo celiyey.

    Posted by Sawnews.tk on August 21, 2009

    news-iconBorama(Sawnews)-shalay  galabtii  ayey  ahayd  markii  laba xubnood oo laga xidhay xisbiga ucid Boorama, waxayna kala yihiin isku xidhaha labada gobol awdal iyo salal ee xisbiga ucid, Axmed muumin seed, iyo gudoomiyihii garabka dhalinyarada UCID C/qaadir xaamud Jaamac. Xubnahan  oo  ahaa  ilaa 6 xubnood oo ka  tirsan Labada Xisbi mucaarad ayaa  wax  ay  24 saac ku  xidhnaayeen Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama.

    Xubnahan  ayaa waxaa la  sii  daayey  maanta  Galinkii  danbe  mar aan isku daynay inaan xidhiidhno Xoghayaha Xisbiga UCID  ee G/Awdal iyo Salal Ahmed Muumin Seed  ayaa  ay  noo  suurto gali wayday  inaan ku helno khadka telefanka.

    Xadhiga  Xubnaha ayaa waxaa la  xidhiidhinayaa  in  ay  Abaabulayeen  Isu soo bax  aan  sharciyeysnayn  oo  ay si wada jir ah  u samaynayeen Labada  Xisbi Mucaarad.

     

    Boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: