SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • UDUB oo Saaka Olole ka Bilaabay Borama (Daaow Sawirada)

    Posted by Sawnews.tk on August 19, 2009

    DSC03557Borama(Sawnews/Bnn)- Xisbiga UDUB ayaa Markale Olole Xoogan ka bilaabay Xarunta Gobolka Awdal ee Borama.

    Ololaha Saaka oo aad u xoogan waxa kasoo qayb galay dhamaan dadweynaha Magaalada Degan kuwaas oo sitay Calamada Xisbiga UDUB iyo Koofiyadoo Xisbigu leeyahay waxayna ku dhawaaqayeen Taageerada ay u hayaan Xisbiga Talada Haya.

    Warbixinta oo Dhamaystiran waxan idin soo gudbin doona Dhawaan iyo Sawirada Qaybahooda kaleDSC03553DSC03552DSC03551DSC03549DSC03548DSC03548DSC03547DSC03546DSC03545DSC03558DSC03554DSC03553DSC03556

    Boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: