SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Orodkii 10km Ee Gobolka Awdal Oo La Soo Gabagabeeyey Waxana Ku Guulaystay 5 Orodyahan Oo Reer Djibouti Ah.

    Posted by Sawnews.tk on August 12, 2009

    arr7Borama(Sawnews)-5:05 daqiiqo ee galabnimo  ayuu bilaaabmay orodka 10km ee gobolka Awdal waxa uu ka soo bilaabmay deegaanka fulunfuulada oo 10km u jira magaalada Borama.

    Orodkan ayaa waxa ka qayb qaadanaya 70 orodyahan oo ka kala yimiday gobolada dalka, Djibouti, iyo Ethiopia, waxase ka maqan orodyahan Axmed Muxumed Shirwac  oo reer Awdal ah oo hore tartankan ugu guulaystay laba goor. 

    Tarnkani oo ah markii 5aad ee lagu qabto magaaladda Borama ayaa maanta la soo gabagabeyay waxaan ku kala guulaystay ciyaartooyada kala ah

    Ayaanle Saleebaan Xasan Kaalinta koowaad reer Djibouti
    Xiis Bashiir Yuusuf kaalinta labaad waa reer Djibouti
    Ramadaan Faysal Kaalinta Saddexaad oo reer Djibouti

    Shanta orodyahan ee ugu horeeya ee ku guulaystay tartankan waa reer Djibouti, orodkiina sidaas ayuu ku dhamaaday waxa ku guulaystay reer Djibouti

    Warbixinta oo dhamaysatirin kala soco sacaada soo socda Sawnews

    Awdal Road Race 2009 Borama

    arr6arr8arr4arr5arr7

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: