SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Waa Laga soo Tuuraya Cidii lagu Arko Ilko Dahab ah ama Qalin ah” Alshababka Maka

    Posted by Sawnews.tk on August 11, 2009

    pe19Maka(Sawnews)- Ururka Islaamiyiinta Al-shabaab ee ka Arrimiya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa go’aan ku gaadhay in laga soo tuuro qofka xidhan Ilkaha Dahabka ah iyo kuwa Qalinka ah.
    Madaxa arimaha bulshada Xoogaga Al-Shabaab G/Sh/Hoose Shiikh Owgaab oo la hadley wakaalada wararka reuters ayaa u sheegay in aanay shareecada qabin in ilka la macmalay uu qofka muslimka ah gashto.

    Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sidoo kale soo xigatay nin magaciisa ku soo koobay Bashiir oo laba ilik oo qalin ah laga siibay , waxaana u wakaalada u sheegay in si xooga ah uu ilkihiisa uga saaray nin sitay qalab biro ah oo ay hashaan u sameysteen.

    Reuters aya qortay in Labadii maalmood ee u dambeysay Magaala xeebeedka Marka ku fuliyeen xoogaga Alshabaab siibida ilkaha Dahabka iyo Qalinka dad gaaraya 10 ruux .

    Talaabadan Al-Shabaab Qaaday ayaa ku soo beegantay iyadoo shalay uun Alshabaabka Muqdisho Mamnuucayn in Meheradaha Ganacsigu Furnaadaan Xiliyada Salaada cidii lagu arkana talaabo Sharci ah laga qaadi doono.

    Bnn-Muqdisho

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: