SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Deeq Qalab caafimaad ah oo ay jaaliyada Reer Awdal ee Australia soo gaadhsiiyeen Jaaamacada Camuud + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on August 11, 2009

    PICT1137Borama(Sawnews)Jaaliyada reer  Awdal ee Australia  ayaa  deeq qalab  caafimaad  soo gaadhsiiyey Kuliyada Caafimaadka  jaamacada Camuud.

     

    Deeqdan  ayaa  shalay   waxaa la  gudoonsiiyey  Hormuudka  kuliyada Caafimaadka Jaamacada  Camuud Dr. Siciid Ahmed  Walhad  waxaana  gudoonsiiyey Wakiilka  Jaaliyada Dr. Mohamed  Barkhad Muude

     

    dhanka  kale  waxaa  isaguna  hadal gaaban  ka  jeediyey Hormuudka  Kuliyada Caafimaadka  Jaamacada Camuud Dr. Siciid Ahmed  Walhad  oo  mahad balaadhan  u  jeediyey  Jaaliyada Reer Awdal  ee Australia oo  uu  sheegay  in  ay   lahaayeen  xiriir  hore  oo  talo iyo  tusaaleba  leh  lakin  ay  tahay  markii  ugu  horaysay  ee Deeqa  noocan oo  kale  ah  ay  soo  gaadhsiiyeen.

    Sidoo  kale  waxaa  Goob  joog ahaa Dr Ibraahim Siciid  iyo Dr. Ismaaciil X.Muxumed Aye  waxay  mahad balaadhan  u  jeediyeen Jaaliyada reer Awdal  ee Australia deeqdan qiimaha  leh  ee  ay  soo  gaadhsiiyeen  Kuliyada caafimaadka  Jaamacada Camuud.

    Deeqda  ayaa   waxay  ka  koobnayd 

    1-     mercury sphygnomanoters

    2-     Anaroid sphygnomanoters

    3-     Clasic stathescopes

    4-     Digital thermometers

    Magacyada Jaaliyada Reer Awdal ee Australia 

     

    1-     Mohamed Daahir Xaad

    2-     Ahmed Maxamed Muuse

    3-     Maxamuud Maxamed Muse

    4-     A/naasir Shariif

    5-     Daa’uud   Cali Duhur

    6-     C/wahaab Sh.Osman Qalinle

    7-     C/laahi  Sh.Osman Qalinle

    8-     C/xakiin X.maxumed Aye

     

    b       PICT1138PICT1137PICT1143PICT1142PICT1141

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    Borama News Network
    Borama

     

     

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: