SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Golaha Guurtida Oo Maanta Hakiyey Mooshinkii Ay Soo Dhigayeen Mudanayaal Ka Tirsan Guurtida ” Fulinta go’aankii Golaha guurtida ee arrinta ceel bardaale”

    Posted by Sawnews.tk on August 8, 2009

    guurtida-somalilandHargaysa,(sawnews)-Golaha Guurtida JSL. oo maanta hakiyey mooshin ay ku balansanaayeen mudanayaasha Golahu manta oo sabti ah, Kaas oo ka koobna laba qoddob oo kala ah:

    1. Fulinta go’aankii Golaha guurtida eek u saabsanayd arrinta ceel bardaale. 
    2. iyo in doorashada lagu galo diwaangelinta uu server-ku soo saaray ee isku mulaaqan.

    Haddaba mudanayaasha golaha guurtida oo maanta oo sabti ah fadhiistay hoolka shirarka ee golaha guurtda ayaa waxaa shirkaasi guddominayey gudddomiyaha golaha guurtida JSL. Mudane Saleebaan Maxamuud aadan,

    Fadhigaaasi maanta ee mudanayaasha golaha guurtida ayaa waxaa lagu falanqeeyey xaalada guud ee uu hadda dalku mararyo iyadoo mudanayaasha golaha guurtidana ay dib u dhigeen mooshinkuu deg-degu ku jiray, mudanayaal  golaha guurtida oo isu qiray in ay yihiin hay’adda dalka ugu saraysay, ayaa maanta waxaad moodaysay in ay waxa badan oo in waxa u iftiimeen oo ay xaalada uu dalku marayo dib u eegeen.

     Mudanayaasha golaha guurtida ayaa waxaaa ay dib u dhigeen mudo wiik ah mooshinkii ay wadeen iyadoo la filayo in ay u muuqato in ay soo jeediyaan in arrinta ceel bardaale aan la soo hadal qaadin maadaama oo ay hadda yara dagantahay, kana dabakeenin go’aankii hrore ee ay soo saareen mid dambe oo ku noqda Golaha wajigabax, tan kale ee doorashada in lagu galo natiijada xaaranta ah ee serverku soo saarayna ay sugayaan dooda ay leeyihiin golaha wakiiladu oo hadda ka socota Golaha wakiilada.

    Waxii warar ah ee arimahani ku saabsan kala soco qarannews

     

    Source Qarannews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: