SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Roobab Duufaano Iyo Dabaylo Watay Oo Xalay Ka Da’ay Magaalada Dila

    Posted by Sawnews.tk on August 6, 2009

    duufaan.jpgBoorama-(Lug)-Roobab watay dabaylo iyo duufaano oo muddo labo saacadood da’ayay magaalada Dila ayaa khasaarooyin kala duwan soo gaadhsiiyay dadka magaalada iyo miiga ee degaankaasi ku nool.

    Gudoomiyaha degmada Dila Maxamed Cabdi Muxumed (Mas Dow yaala) oo u waramayay Shabakada wararka ee Lughayanews ayaa u xaqiijiyay in khasaarooyin uu roobkaasi u gaystay gurgo gaadhaya 69 guri oo iskugu jira 9 guri oo dhagax ah oo uu jiingadii ka qaaday iyo 60 Guri oo daaso iyo Cariish iyo aqal soomaali iskugu jiray.

    Waxa kale oo uu sheegay inay ku dhinteen 300 oo Adhi ah, 15 qofna ay ku dhaawacmeen, sidaasi awgeed gudoomiyuhu waxuu ugu baaqay xukuumada iyo hayadaha caalamiga ah in gurmad lala soo gaadho dadkaa waxyeelada uu u gaystay roobabkaasi dabaylaha iyo hufada watay ee ka da’ay magaalada Dila iyo agagaarkeeda.

    Lughayanews-

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: