SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweynaha Somaliland Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diray Xisbiga KULMIYE, GaaR Ahaan Eheladii, Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Cali Marshaal

    Posted by Sawnews.tk on August 6, 2009

    riyaale2Hargeysa(Sawnews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta Dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii  Iyo Qaraabadii iyo Xisbiga KULMIYE  Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Gudoomiyihii Ololaha Doorashooyinka Somaliland ee Gobollada Galbeedka ee  Xisbiga KULMIYE  Marxuum Cali Guuleed “Cali Maarshaal”,  inta ku dhaawacantayna waxa uu ilaahay uga rajaynayaa in uu caafiyo.

     

    Sidaa waxa lagu sheegay warsaxafadeed kooban oo uu ku saxeexan-yahay Afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge.

    Madaxweynuhu, waxa uu Ilaahay uga baryayaa inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo Marxuumka, Qoyskii , Qaraabadii iyo Xisbiga KULMIYE-na samir iyo iimaan ka siiyo.

    Dhinaca kale,  Madaxweynuhu isagoo ku hadlaya Magaciisa   Kan Xukuumada iyo  Gudoomiyaha Xisbiga Bahweynta UDUB-ba waxa uu ugu baaqay Masuuliyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga UDUB in Ololihii Xisbiga UDUB  Berri oo Jimce ah ka samayn lahaa Gobollada dalka Somaliland oo dhan la joojiyo , si loogala qayab galo Tacsida shilka naxdinta leh eek u yimid Xisbiga Walaalahana nahay ee KULMIYE.

     

    Hadhwanaagnews.com

     

     

     

     

     

     

    Submit by:-Edit

     

     

     

     

     

     //

     

     

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: