SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Maamulka Isbitaalka Fistulaha Ee Borama Waxa Uu Ogaysiinayaa Dadwaynaha Nool S/Land Iyo Somalia Inuu Samayno Qaliino Bilaash Ah

    Posted by Sawnews.tk on August 6, 2009

    znuhvnBorama-(Sawnews)-Waxa la ogaysiinayaa dadka ku nool Somaliland iyo Somalia-ba in Isbitaalka Fistulada ee magaalada Borama kuu samaynayo qaliino bilaa lacag ah

     oo ku wajahan isku furanka Kaadida iyo Saxarada ee ku dhawa Haweenka.

    Waxana qaliinadaasi ay bilaabmayaan Maanta, ogaysiiskan waxa ogaysiinayaa Dr.Ibraahim Siciid Cismaan (Qaws) oo ah Agaasimaha Isbitaalka Fistulaha ee magaalada Borama.

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: