SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Alle Ha U Naxariiste Waxaa Geeriyooday Cali Marshal, Waxaana Koome Ku Jira Guddoomiye Kuxigeenka 2aad Ee Xisbiga KULMIYE

    Posted by Sawnews.tk on August 6, 2009

     news-iconHargeysa(Sawnews):- Alle ha u naxariiste waxa maanta geeriyooday Guddoomiyaha Guddida ololaha dorashooyinka ee Xisbiga KULMIYE ee Gobolada Galbeedka [Hargeysa, Awdal iyo Saaxil] Cali Guuleed Cali Marshaal, waxaana gacan ka jabay Guddoomiye ku-xigeenka Urur Siyaasadeedka Qaranka Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, waxaana Koome ku jira Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE C/raxmaan C/qaadir, waxaana dhaawac fudud soo gaadhay Wariye Cabdiqani Baynax, kadib markii  gaadhi  noociisu yahay Surf Cad oo kula dhacay duleedka Magaalada Bebrera.  

     

    Sidaa waxa noo  xaqiijiyey Wariye C/raxmaan Muuse oo isagu ka mid ahaa dadkii soo dhaweynaayey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo la filayey inuu ka soo dego gegeda diyaaraha ee Madaarka Berbera.

     

    Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Xisbiga kulmiye C/raxmaan Cabdiqaadir oo isagu Koome ku jira ayaa ahaa wadaha baabuurka la dhacay afarta xubnood

     

    One Response to “Alle Ha U Naxariiste Waxaa Geeriyooday Cali Marshal, Waxaana Koome Ku Jira Guddoomiye Kuxigeenka 2aad Ee Xisbiga KULMIYE”

    1. ريم said

      انا لله وانا اليه راجعون الله يرحم جدي الغالي ويغمد روحه الجنه ويغسله بالماء والثلج والبرد آآمين

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: