SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Deg Deg ah: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Gaalkacyo Lagu Diley

    Posted by Sawnews.tk on August 5, 2009

    seeftabanaankaWasiirka Warfaafinta ee maamul Goboleedka Puntland, Warsame Cabdi Shirwac, ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

    Allaha u naxariistee, Warsame oo ku magac dheeraa Seefta Bannaanka, waxaa toogtay laba nin oo hubeysan ka dibna waa ay baxsadeen.

    Waxaa uu magaalada Gaalkacyo u joogay hawl abaabul ah oo isaga oo Wasiirro kale oo gobolka ka tirsani ay u tageen si ay u sii diyaariyaan hawlo ammaanka lagu hagaajinayo oo Madaxweynaha Puntland u tegi lahaa magaaladaas.

    Warka oo faah faahsan kala soco sawnews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: