SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: Marxuum Chief Caaqil Abdilaahi Diriye Samatar (Feedhageele) Oo Ku Geeriyooday Magalada Borama.

    Posted by Sawnews.tk on August 2, 2009

    tacsiDhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   Marxuum Chief Caqil Abdilaahi Diriye Samatar (Feedhageele) oo shalay 01 August 2009 ku geeriyooday magalada Borama. Waxaayna Ilaahay uga baryayaan Marxuumka inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Eheladii Qaraabadii, iyo Qarankii  uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo Amin Amin Amin…

    Bahda Sawnews waxay sidoo kale tacsi u diraysaa dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka gareeday wanan Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo amiin amiin

    Cabdikarim Sh. Cabdiraxaman Awgamboole  iyo Xaaskiisa

    Cabdillaahi Xaaji Siciid

    Cabdinour Cismaan Qaadi

    Muxiyadiin Muumin Caateeye

    Bashiir Muxumed Adaan

    Cabdifataax Muxumed Cilmi

    Eng. Qaasim Xaaji Siciid  Iyo Xaaskisa

    Gasle Aw-Aadan iyo Xaaskiisa

    Cabdiqaadir Daad

    Ducaale Saleebaan Ducaale  iyo Xaaskisa

    waxay dadkaasi kala joogaan dalka iyo dibadiisaba

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: