SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Ciise oo Taageeray Go’aankii Guddida Doorashooyinka Qaranka

    Posted by Sawnews.tk on August 2, 2009

    News-and-EventsAnaga oo ka wakiil ah oday dhaqameedyada iyo cuqaasha beesha Ciise oo ka mida beelaha dega gobolada Awdal iyo Selel , waxaan aad iyo aad u taageersanahay una ayidsanahay talo soo jeedinta Gudiga Doorashooyinka Qaranka ( GDQ ) ee ah in doorashada madaxtooyada JSL ee inagu soo fool le ee ku mudaysan  27ka September 2009 lagu galo diiwaan-gelid  la’aan.

    Ka dib markii aan wax iska weydiinay, ka doodnay oo ka baaraandegnay sababaha ay  GDQ  u cuskadeen talo soo jeedintooda, waxaan garwaaqsanay in sababahaasi yihiin kuwo ku salaysan xaqiiqo oo mudan in la qaato.

    Waxaan oday dhaqameedyada iyo cuqaasha ah dhigayaga ee beelaha kale ee Somaliland ugu baaqaynaa in ay taageeraan talo soo jeedinta GDQ  si dalkeenu uga badbaado shirqoolada ay maleegayaan cadowga SL ee shisheeye iyo sokeeyaba le .

    Waxaan Eebbe waydiisanaynaa in doorashadu inoogu qabsoonto nabad iyo xasilooni !

    Caaqil Maxamed Qalinle Good                     7. Oday  Cumar Barre Samatar   

    Caaqil Jaamac Ciye Muuse                            8. Oday Cali Banjiidh Geelle

    Caaqil Muuse Jaamac Aye                             9. Oday Geedi Rayaale Qaalib

    Caaqil Cali Wabar (Cali furre)                      10. Sheekh Nuur Bulxan

    Caaqil Gaydh Axmed Wabar

    Caaqil Siciid Faarax Rooble

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: