SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhegayso:Xildhibaan Maxamuud Axmed Bare Garaad oo horkacaya beesha reer Nuur oo laba shuruud ku xidhay doorashada inagu soo dhawi inay qabsoonto

    Posted by Sawnews.tk on July 29, 2009

    Xildhibaan  Maxamuud Axmed  Bare Garaad

    Xildhibaan  Maxamuud Axmed  Bare Garaad oo horkacaya beesha reer Nuur oo laba shuruud ku xidhay doorasho ka dhacda somaliland : In sharciga la horkeeno ragii xasuuqa geystey iyo xalinta khilaafka ceelbardaale oo lasoo gabagabeeyo.

    Borama(Sawnews) Xildhibaanka oo shirjaraa’id ku qabtey magaalada Borama ayaa si kulul u cambaareeyey xukumadu inay ka gaabisey soo qabashada danbiilayaashii xasuuqa geystey isla markaana xal u helida degaanka Ceelbardaale uu yahay mid  dawladu ayna wali ishorkeenin labada belood ee khilaafku dhex yaalo. 

    Shirka jaraa’id oo dhamays tiran lana dhegaysta

    audio>>Dhagayso Qaybta 1aad     audio >>Dhegayso qaybta 2aad
    Source Saylac.com
    .

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: