SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Waxa mar Kaliya Dayaantay Dhawaqa Rasaasta” Goob jooge Gabiley ku Sugan oo BNN u Waramay

    Posted by Sawnews.tk on July 25, 2009

    war_deg_degahGabiley(Sawnews)- Wararka iska soo dabo Dhacaya ee ka imanaya Gabiley ayaa Xaqiijinayaa in la qabtay qaar ka mid ah Ragii Jidgooyada dhigtay ee Raga layey iyadoo qaarkood baxsi yihiin wali.

     


    Goob Jooge ku sugan Gabiley oo aan Khadka telefoonka ku wareysanayay ayaa ka war bixiyey siday xaaladu ku bilaabantay.
     

    ” waxaa mar kaliya dayaantay dhawaqa rasaasta , taasi oo laga wada maqlaayay guud ahaan magaalada , ayaa Waxaan isku daynay in nin  walaaba jaho u ordo qadadiina laga yaaco .waxaanan beerka saarnay dhulka, in yar kabacdi waxaa ay dadku isla dhex marayeen waa laqabtay ragii in ka mida , iyadoo rasaastaasina ay si xoogan udhacaysay oo wiiftu badatay ,Ilaahadadan lama oga khasaraha dabta ah ee halkaasika dhacay  iyo in ragii lawada qabtay toona

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: