SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Deg Deg ah: Labo ka mid ah Ragii Jidgooyada dhigtay oo Ciidanka Qaranku Gacanta ku Dhigayn

    Posted by Sawnews.tk on July 25, 2009

    breaking%20newsGabiley(Sawnews)-Wararka ka iminayaa magaalada gabilay ayaa sheegaya in mar dhawayd laga maqlay rasaas xoogan taasi oo markali ah hadhaysay magaalada

      Siday warar aan la xaqjiin sheegayaan is rasaasaynta ayaa  kadambeysay kadib markii ciidanka Qaranka Somaliland ay isku dayeen inay Soo Qabtaan nimankii Jidgooyada Dhigtay ee Raga laayey kuwaas oo Rasaas ugu Jawaabay Ciidankaa, iyagoo in dhawaydba ku jiray guri kamida xaafadaha magaalada gabilay, kaas oo ay ku dhuumaalaysanayey Dhawanaahanba.

    Sida aan ka helnay ilo xog ogaala oo ku sugan gabilay ayaa waxay sheegaan in ilaa hada ay socoto rasaastu , waxa ayna kadanbaysay , iyagoo isku dayay in ay fakadaan ragaasi ,

    Sida ay wararku nagu soo gaadhayaan ee ay soo tabinayaan dad ku sugan magaaladu ayaa Cadeenaya in Ciidanku ku Guulaystayn inay Gacanta ku Dhigaan labo ka mid ah ragaas, Kuwa kalena lagu dabo jiro oo la rajeenayo in Gacanta lagu Dhigo

    Boramanews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: