SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Maxamed Bashiir oo ah qurba jooga reer Awdal ayaa maanta Caawimo siisyey dhakhtarka haweenka ee Fistulaha

    Posted by Sawnews.tk on July 20, 2009

    bashir5Boorama(Sawnews) Maxamed Bashiir  oo ah qurba jooga reer Awdal ayaa maanta Caawimo siisyey dhakhtarka haweenka ee Fistulaha iyo Haweenka bukaanka ah ee kakala yimid dhamaan dhulka soomaalidu degto Mid mid u siiyay Deeq lacageed uu uu jeebkiisa ka bixinayay Sariirta ayuu ugu dul tagayay oo ku salaamayay waydiinayayna si dabacsan oo xaalada ay hada ku sugantahay
    Maxamed Bashiir warsame  oo ay weheliyaan laba muwaadin  oo iyaguna ka mida Qurba jooga reer Awdal oo lakala yidhaa Axmed xadi iyo salaymaan Qalinle ayaa kusoo wareegay qaybaha uu cusbitaalku ka kooban yahay wixii gargaar ah ee ay ugu talo galeen maanta Haweenka jiifa cusbitaalkana halkaa ku gudoonsiiyey.
     
    bashir2Dr. Ibraahim Qows iyo Dr. Walhad ayaa iyaguna weheliyey muwaadinkan jeebkiisa ka bixiyey deeqda uu u fidiyey Cusbitaalka iyo dadka jiifa waxayna si kooban uga xoog warameen xaalad Cusbitaalka iyo hawlgalkiisaba
     
    Gabagabadii munaasibadan ayaa  Maxamed Bashiir waxa uu  Eebe uga baryey inuu caafimaad buuxa siiyo haweenka jiifa cusbitaalka sidoo kalena waxa uu muwaadiniinta kale kula dardaarey inay iyaguna caawiyaan cusbitaalka Fastula oo ay jiifaan haween meelkasta iskaga yimid oo qaba xanuunka loo yaqaano fastula ee kaadihaysta ku dhaca

    bashir

    Ka dhegayso hadaladii munaasibada gudoonsiinta deeqda lacageed Halkani ka dhagayso

    Dahir Axmed Jirde
    Borama  Saylac.com


    bashir4bashir7 

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: