SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Degt Deg: Beesha Gabiley oo Gawaadhidii Maqnayd soo Dhiibtay

    Posted by Sawnews.tk on July 19, 2009

    news-iconGabiley(Sawnews)- Salaadiinta iyo Odoyaasha reer Gabiley ayaa shalay ku wareejiyey Ergadada Dhexdhexaadinta Beelaha ku dagaalay Ceelbardaale Gawaadhi ay markii hore afduubayn.

    Ergada oo markii hore soo martay Borama si ay ula kulmaan Salaadiinta Awdal ayaa kusoo laabtay Gabiley si ay usii Ambo Qaadan wada hadalada, iyagoo kaga yimid Borama Jawi Fiican oo is afgarad ku dhawaa.

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: